Shacab Careysan oo maanta banaan bax ka dhigay Muqdisho

Shacab ka careesan dilal ,dhac iyo dhibaaooin kale ay ku hayaan ciidamo kulabisan dareeska Dowlada Soomaalia ayaa maanta banaan bax ka dhigay qeybo kamid ah Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Dadka banaan baxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay uga soo horjeedaan falal amaan daro oo degmada kusoo kordhay sida dhac ,Isbaarooyin iyo baad laga … Continue reading Shacab Careysan oo maanta banaan bax ka dhigay Muqdisho